Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Deeq Lacageed Oo Dhan 2000 Dollar Ku...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Deeq Lacageed Oo Dhan 2000 Dollar Ku Wareejiyay Ururka Samaflaka Gaaroodi .

17
0

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Deeq lacageed oo dhan 2000 Dollar ku wareejiyay Ururka Haldoor .

Lacagtan ayaa waxaa uu Gudoomiyuhu kaga qeyb qaatay Abaaraha Iyo Riig Biyood ay Qodistiisa ay hirgalinayaan Ururka Gaaroodi .

Waxaana lacagta ka gudoomay Hogaanka Cusub Ee Ururkaasi, oo kala aha Gudoomiyaha Cusub Dr Cali Xasan iyo Xisaabiyaha Guud Ee Ururkaasi C/qani Muxumed Jaamac .

 

IMG_3399

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here