Home Wararka Mudaharaad Gilgilay Degmada Sheekh Oo Lagga Soo Hor Jeedo Xadhiga Sharci Darada...

Mudaharaad Gilgilay Degmada Sheekh Oo Lagga Soo Hor Jeedo Xadhiga Sharci Darada Ah Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga UCID

15
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Waxa Hadda Degmada Sheekh Ka Socda Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Xidhiga Xaq Darada Ah Ee Sifaha Sharciga Baal Marsan Ee Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.
Waxaa Kaloo La Sheegayaa Xubno Ka Mid Ah Ehelada Xoghayaha In Iyagana Xabsiga Lagu Gurey…..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here