Home Wararka Madaxwaynaha Walaalkii Ku Yidhi Dhafoorka Ayaan Kaa Tooganayayaa, Xoghaye Ramaax

Madaxwaynaha Walaalkii Ku Yidhi Dhafoorka Ayaan Kaa Tooganayayaa, Xoghaye Ramaax

17
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Sheegay In Madaxwaynaha Walaalkii Ku Yidhi Dhafoorka Ayaan Kaa Tooganayayaa, Waxaana la igu soo weeraray Qori AK47 ah,” Waxaan Hadda Lagu Xidhay Xarunta CID-da Magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here