Home Wararka Maamulka Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga UCID Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga...

Maamulka Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga UCID Oo Si Adag U Cambaareeyay Xadhiga Xog-Hayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga UCID Oo Ku Xidhan Hargaysa.

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Maamulka Gobolka Maroodijeex Ee Xisbiga Ucid Oo Waxaan Loo Dulqaaadan Karin Ku Tilmaamay Hab Dhaqanka Xukuumada Isla Markaana Ku Baaqay Isu Soo Bax Haddii 24ka Saacadood Ee Soo Socda Xuriyiadiisa Loo Soo Celin Waayo Xoghayaha Arimaha Guddaha Ee Xisbiga Ucid Mudane Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here