Home Video iyo Xisbiyadu waxay isku haystaan, Salaadda Casar Iyo Ta Maqrib teebaa...

iyo Xisbiyadu waxay isku haystaan, Salaadda Casar Iyo Ta Maqrib teebaa soo horraynaysaa..” Xisbiga UCID.

21
0

Hargeysa (UCID-Media Group) “Xukuumadda iyo Xisbiyadu waxay isku haystaan, Salaadda Casar Iyo Ta Maqrib teebaa soo horraynaysaa..” Xisbiga UCID.Qaar kamid ah dhalinyarada Gobolka Maroodijeex ayaa magaalafa Hargaysa, Xaflad soo dhawayn iyo bogaadin ah u qabtay Xoghayaha cusub ee Waxbarashada ee Xisbiga UCID Cabdicasiis Qaasim Xuseen(Musharaf), oo dhawaan xilkaas loo magacaabay.Waxaana munaasibadaas ka qeyb-galay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Dr Ismaaciil Maxamed Jaamac iyo qaar kamid ah masuuliyiinta UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here