Home Wararka Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Xisbiga Ucid; Guddoomiye Ku Xigeenada, ...

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Xisbiga Ucid; Guddoomiye Ku Xigeenada, Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo ,Gudida fulinta,Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan

16
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

                  

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/21/2016                                                                                                                             Date: 28/02/2016

UJEEDDO/                Tacsi Tiiraanyo leh

 

 

 

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Xisbiga Ucid; Guddoomiye Ku Xigeenada,  Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan

qoyskii,qaraabadii  iyo eheladii  Iyo Dhamaan Shacabka Somaliland iyaga oo  uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid  Marxuum Maxamed Abdiraxmaan Gadhyare oo manta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII uu marxuumku ka baxay.

 

Aamiin                                                                            Aamiin                                                                     Aamiin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here