Home Wararka {Hakan Ka Daawo}Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhex...

{Hakan Ka Daawo}Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Puntland Baaqna U Diray Bulshada Gobolka Sool

15
0

{Hakan Ka Daawo }Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Puntland Baaqna U Diray Bulshada Gobolka Sool
Screenshot_2016-02-29-14-18-51-1
Hargeysa(UCID-Media Group) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ku dhex maray deegaano hoos yimaada gobolka sool ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaadka Puntland.

Waxaan uu sidoo kalena guddoomiyuhu sheegay inay Maamul goboleedka puntland ay samaysay dhul balaadhsi isla markaana  in ku dhaw 30Km ay soo galeen xuduuda somailand ciidamada maleeshiyaadka puntland.

Waxaana uu bulshada gobolka sool ugu baaqay inay ilaashadaan nabadgaliyadooda,isagoona sidoo kale  dawlada Somaliland ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan uga jawaabtaa, shacabka Somaliland waxa uu ugu baaqay inay Is garab taagaan shacbiga ku dhaqan gobolka sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here