Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo Ay Weheliyaan Xuseen Al-Isxaaqi...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo Ay Weheliyaan Xuseen Al-Isxaaqi Iyo Yusuf Ahmed Ayaa Socdaal Kormeera Ah Oo Ay Ugu Kuur Galeyaan Habsami U Socodka Hawlaha Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ku Tagay Maanta Magaalada lowyacado

16
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo Ay Weheliyaan Xuseen Al-Isxaaqi Iyo Yusuf Ahmed Ayaa Socdaal Kormeera Ah Oo Ay Ugu Kuur Galeyaan Habsami U Socodka Hawlaha Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ku Tagay Maanta Magaalada lowyacado

 

Lawyacado (UCID-Media) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faisal Ali Warabe Oo ay socdaalka ku wehelinayeen Xuseen Al-Isxaaqi Iyo Yusuf Ahmed ayaa maanta socdaal kormeera ah oo ay ugu kuu galeyaan habsami u socodka hawlaha diiwaangalinta codbixiyayaasha ku tagay magaalada lowyacado ee xuduudka Somaliland iyo Jabuuti si ay u soo indho-indheeyaan siday u sacoto hawsha diiwaan galintåaa cod bixiyayaasha.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID waxa uu warbixino ka dhagaystay masuuliyiinta iyo halwadeenada diiwaan gelinta codbixiyayaasha iyo shacabkii halkaa ku sugnaa ee is diiwaan galintiinayey waxaanay u sheegeen in diiwaangalintu si wanaagsan u socoto oo llaa 12000 oo qof ay ilaa hada iska diiwaan galiyeen.

Waxay dadku ka cabanayeen biyi la’aan iyo computarada is diiwaan galinta oo aad ugu yar, Iyo dadka xuduuda kasoo talaabaya oo aad ubadan siday u sheegeen masuuliyiintu.

Waxaa diiwaangalintan ku cusub oo ku soo biiray in dadka indhaha laga sawirayo taa soo yaraynaysa dadkii codbixinta ku soo noqnoqon jiray.FB_IMG_1456490361578FB_IMG_1456490302034FB_IMG_1456490246188FB_IMG_1456490204886FB_IMG_1456490196070FB_IMG_1456490188511FB_IMG_1456490179409FB_IMG_1456490214895FB_IMG_1456490225386FB_IMG_1456490225386FB_IMG_1456490253476FB_IMG_1456490267603FB_IMG_1456490277134FB_IMG_1456490286314FB_IMG_1456490286314FB_IMG_1456490214895FB_IMG_1456490293569FB_IMG_1456490302034FB_IMG_1456490311144FB_IMG_1456490318460FB_IMG_1456490331122FB_IMG_1456490338380FB_IMG_1456490350348FB_IMG_1456490361578

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here