Home Wararka Kulan casho sharaf iyo xog wareysi ah oo ay caawa ku...

Kulan casho sharaf iyo xog wareysi ah oo ay caawa ku maamuuseen madaxda degmooyinka 26 June iyo Ibrahim Koodbuur ee Xisbiga Ucid hogaanka sare ee Xisbiga Ucid

15
0

Kulan casho sharaf iyo xog wareysi ah oo ay caawa ku maamuuseen madaxda degmooyinka #26_June iyo #Ibrahim_Koodbuur ee Xisbiga Ucid Qaybo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Prof Ahmed Muse Abyan Xogayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Eng Ahmed Duale Xoghayaal, Gudomiyaha iyo ku xigeenka Maroodijeex, iyo Gudomayaasha, dhamaan madaxda labada Degmo Ee June iyo Koodbur iyo qaar ka mid ah Garabka Dhalinyarada ee labadaa degmo ….

Hargeysa (UCID-Media Group) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid ee degmooyinka 26_June iyo #Ibrahim_Koodbuur
ayaa caawa kulan casho Sharaf iyo is xog wareysi ah ku maamuusay hogaanka sare ee Xisbiga Ucid
Kulankaa casho sharafta ahaa oo ka qabsoomay Hotel Guuleed ayaa ayaa hogaanka xisbigu ka dhagaystay Masuuliyiinta wax qabadkooda iyo siday u wadaan hawlaha Xisbiga iyo u diyaar garowga doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka ee inagu soo fool leh.

Kulan Khayr qaba ayuu ahaa runtii, Masuuliyiintana Waanu ku hambalyaynaynaa kuna bogaadinaynaa
Hawlaha baaxada wayn ee ay qabteen iyo dardar gelinta iyo diyaar garowga ka muuqada warbixinahooda.

Allah Ayaa Mahad Leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here