Home Wararka HANBALYO HEESHIISAKA XISBIGA UCID IYO SANADKA CUSUB ASC/ Happy New Year Dhamaan...

HANBALYO HEESHIISAKA XISBIGA UCID IYO SANADKA CUSUB ASC/ Happy New Year Dhamaan Bahwaynta Xisbiga Ucid

18
0
HANBALYO HEESHIISAKA XISBIGA UCID IYO SANADKA CUSUB ASC/ Happy New Year Dhamaan Bahwaynta Xisbiga Ucid Meel kasto ay daafaha dunida ka joogan waxan u rajaynaya Sanadka sanadkiisa inay ku gaadhan midnimo.Wadajir.Iskuduubni.
najaxHore u kac.Guul iyo Gobanimo.Waxaan sido kale Hanbalyaynaya Sida wanagsan ee loo soo afjaray khilaafki yara ee Hormoodki Xisbiga soo dhex galay.waxanan leeyahay Hanbalyo Gudomiyaha Xisbiga Eng Faisal Cali Husein iyo Musharaxa Xisbiga Jamal Ali Hussein.
Waxaan leeyahay halka hore uga sii wada,wada shaqaynta iyo is afgardka wanagsan eed ku dhamayseen. Waxan ugu baqaya anoo ka fa,iidaysanaya fursada sanadka cusub dhamaan masuuliyinta lamaha kala duwan iyo tageerayasha xisbiga inaynu si wada jira u wajahno shaqada iyo hawlaha Balaadhan ee inoo tala inaynu dib xisbiga u dardar galino si aynu u gaadhno hogaanka dalka.Dalkenana u gaadhsino cadalad iyo daryeel buuxa oo dad keenu u siman yihiin iyo horumar baladhan oo ah hiigsigeena iyo himiladeena inaynu dalkena gaadhsino dhamaan. Somaliland gedigeed Allaw guul ka yeel.
Gudoomiyaha ku xeigeenka Sweden Najama Halgan
ALLE MAHAD LEH.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here