Home Wararka Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Waxay Ay Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin Ah...

Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Waxay Ay Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin Ah U Dirayaan Guud Ahaanba Shacbiga Somaliland, Gaar Ahaan Xubnah Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID (Meel kasta Oo Ay Joogaan Gudo iyo Dibadba), Munaasibadda Curashada Sanadka Cusub

19
0

Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID Waxay Ay Dhambaal Hambalyo iyo Bogaadin Ah U Dirayaan Guud Ahaanba Shacbiga Somaliland, Gaar Ahaan Xubnah Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID (Meel kasta Oo Ay Joogaan Gudo iyo Dibadba), Munaasibadda Sanadka Cusub

sanadka

Hargaysa (UCID-Media Group):-Hogaanka sare ee xisbiga UCID Guddoomiyaha, Musharaxa Jagada Madaxweyne ,Guddida fulinta,Golaha dhexe waxay hambalyo Iyo Duco U Dirayaan Guud Ahaanba Shacbiga Somaliland, Gaar Ahaan Xubnah Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID (Meel kasta Oo Ay Joogaan Gudo iyo Dibadba), Munaasibadda Curashada sanadka cusub ee Miilaadiga Awgeed 2016, kaas oo uu  curashadiisu ku beeganyahay habeenka Jimcaad Ee Caawa Ah.

Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID waxaa uu Illaahay uga baryeyaa umada reer Somaliland   inay sanadkan, sanadkiisa ku gaadhaan bash bash, barwaaqo iyo nabad qab. Iyo weliba  ictiraaf buuxa, Isaga oo sida oo kalena Illaahay uga baryey guud ahaanba inta xanuunsanaysa in uu xanuunka ka dulqaado, intii dhimatayna uu u naxariisto oo janatul Fardawsa uu ka waraabiyo.

 

Waxaana uu Hogaanka Sare Ee Xisbiga UCID uu leeyahay hambalyo hambalyo Alleh sanadkan sanadkiisa nabad iyo Ictiraaf buuxa oo aynu helno & caafimaad qab, cimri dherer iyo  cibaado suuban,  ha inagu gaadhsiiyo

Aamiin Aamin Aamin

Sanad Wanaagsan Dhamaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here