Home Wararka HALKAN KA DAAWO: Xisbiga UCID Oo Sheegay In Ay Go’aamo Adag Qaadanayaan...

HALKAN KA DAAWO: Xisbiga UCID Oo Sheegay In Ay Go’aamo Adag Qaadanayaan Haddii Ay Caddaalad Waayaan

13
0

Hargeysa(UCid-Media Group)Guddiga kala saarida ururada Siyaasadda ayaa sheegay inaanay awood u lahayn go’aan ka gaadhida dacwadii ay xisbiga UCID ka gudbiyeen xildhibaanada ka tirsan golayaasha deegaanka Somaliland, waxaana ay sheegeen inay awood u leedahay maxkamadda Sare Somaliland. Halka Markii Dacwadan Loo Soo Gudbiyey Ee Ay Qabanayeen Afhayeenka Guddidani Xasan Macalin Si jeesjees Ah Oo Kibir KaIyo Aqoon La’aani Ka Muuqato Uu Ku Tilmaamay Dacwad Ka Garnaqeeda Ay Iyagu Xaq U lahaayeen Oo Maxkamada Loola Ambaday. Halka Xisbiga UCID na Uu Sheegay In Ay Go’aamo Adag Qaadanayaan Haddii Ay Caddaalad Waayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here