Home Wararka Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID...

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye Ku Xigeenada ,Gudida fulinta,Golaha dhexe, Masuulitiinta Xisbiga UCID Ee Dalka Sweden iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga Iyo UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan

12
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

                  

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/21/2016                                                                                                                             Date: 19/04/2017

UJEEDDO/                Tacsi Tiiraanyo leh

 

 

 

Hogaanka sare ee xisbiga Ucid Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe, Guddoomiye Ku Xigeenada ,Gudida fulinta,Golaha dhexe, Masuulitiinta Xisbiga UCID Ee Dalka Sweden  iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga Iyo UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan

Qoyskii,qaraabadii  iyo eheladii  Iyo Dhamaan Shacabka Somaliland iyaga oo  uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid  Marxuum  Abwaan Xasan Qawdhen Yuusuf oo manta ku geeriyooday magaalada Stockholm.
Innaa Lillaah Wa Inaa Ilayhu Raajicuun Xasan Qawdhan Yuusuf Alle ha u naxariistee Xasan waxa uu ahaa haldoor ummadeed, oo kaalin weyn Ka Soo Qaatay Fanka Iyo Suugaanta.
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII uu marxuumku ka baxay.

 

Aamiin                                                                            Aamiin                                                                   نا لله وانا اليه راجعون. الله يرحمه.
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعف عنه، وأكرم نزله، ووسع مدخله، واغسله بالماء والثلج والبرد، ونقه من الخطايا كما نقيت الثوب الأبيض من الدنس، وأبدله داراً خيراً من داره، وأهلاً خيراً من أهله، وأدخله الجنة، وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار اللهم امييييين…
Xoghayaha Xisbiga UCID Sweden
Faisal Cadami

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here