Home Wararka Halkan Ka Daawo Ama Ka Akhri NuxurKa Go’aamo Ka Soo Baxay Guddida...

Halkan Ka Daawo Ama Ka Akhri NuxurKa Go’aamo Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo Xoghayahii Golaha Dhexe Shaqada Lagaga Joojiyey Iyo Xubno Xisbiga La Caydhiyey.

17
0

Halkan Ka Daawo Ama Ka Akhri NuxurKa Go’aamo Ka Soo Baxay Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID Oo Xoghayahii Golaha Dhexe Shaqada Lagaga Joojiyey Iyo  Xubno Xisbiga La Caydhiyey:-

 

Hargeysa(UCID-Media group) Shir ay maanta oo ay bishu tahay 30 April 2016,  ay  iskugu yimadeen  guddida joogtada ee  golaha fulinta  xisbiga ee UCID oo uu Guddoominayey Guddomomiyaha Guddida fulinta, ahna Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Warabe , ayaa Markii ay  dhagaysteen eedaha loo soo jeediyay xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Mudane. Xasan Cismaan Adan ( Sabce) lagu go’aamiyey in laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay April 30 2016,  laga joojiyo xilkii uu ka hayey xisbiga oo ahaa xoghayaha golaha dhexe sii ku meel gaadh ah, intaa arintiisa ay ka soo talinayaan gudida anshaxa ee xisbiga.13115473_990510014372237_1528329654_n13128800_990490621040843_423139869_o13112524_990498204373418_1374379594_o13113357_990490364374202_1412726550_o
Halkan Ka Daawo Warkan Oo Dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here