Home Wararka Gudaha Ka Daawo : Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag...

Gudaha Ka Daawo : Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadallo Ka Soo Yeedhay Jamaal Cali Xuseen Iyo Masuuliyiin Isugu Jira Xubno Uu Xisbigu Shaqo Joojin Ku Sameeyay Iyo Xubno Uu Xilkii Iyo Xubinimadiiba Ka Xayuubiyay

17
0

Gudaha Ka Daawo : Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadallo Ka Soo Yeedhay Jamaal Cali Xuseen Iyo Masuuliyiin Isugu Jira Xubno Uu Xisbigu Shaqo Joojin Ku Sameeyay Iyo Xubno Uu Xilkii Iyo Xubinimadiiba Ka XayuubiyayFB_IMG_1462260791677

Hargeysa (UCID-Media Group) Heshiiskii labada garab ee ay ka kala hogaaminayeen Jamaal Cali Xussen Iyo Faysal Cali Waraabe waa kooxdii ka soo guurtay xisbigii UDUB Iyo Xisbiga UCID waxaa uu ka koobnaa 6 Qoddob.

Qoddabka lixaad ayaa waxa uu si cad oo aan madmaddow lahayn u sheegayaa in Heshiiskani Hirgali doono Marka la qabto Shirwayne aan caadi ahayn ama shirwayne caadiya oo Lagu ansaxiyo , Isla markaas  uu Noqon doono dhaqan Gal. Lakiin inta ka horeysa  Heshiis kaasi yahay waxba kama jiraan.

Geesta kale Go’aamadii ka soo baxay shirwaynihii 3aad ee xisbiga UCID ee qabsoomay  4-5/1/2012 .

Qoddabkiisa afraad waxa uu si cad oo aan mugdi ku jirin u qeexayaa awoodaha gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka UCID

Waxaanu u dhiganyey Sidatan:-

Shirwaynuhu waxuu cod gacantaag ah ku wakiishay una igmaday (mandated ) Hawlaha hoos ku xusan guddoomiyaha xisbiga oo la tashanaya hogaanka sare ee xisbiga UCID

 

A. inuu buuxiyo 20 ka xubnood ee ka hadhsan 181 xubnood golaha dhexe ee shirwaynuhu ansixyey inta laga gaadhayo shirwaynaha 4aad ee xisbiga UCID 

B. inuu gudomiyaha xisbigu uu magacaabo xoghayayaasha xisbiga 

C. inuu buuxiyo jagooyinka ka hadhsan hogaanka sare ee xisbiga si ku meel gaadh ah ilaa inta laga gaadhayo shirwaynaha xisbiga ee 4aad   isaga oo la tashanaya gudida joogtada ah ee golaha fulinta

Hoos ka Daawo  Shirka Jaraa’id FB_IMG_146226080131620160503_09270020160503_092753received_1161169660581598received_1161169693914928

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here