Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyay Magaaladda Ceerigaabo

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Wefti Xisbiga UCID Oo Magaaladda Ceerigaabo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Wefti Xisbiga Mucaaridka ee UCID ka socda’ ayaa si Balaadhan loogu soo Dhaweeyey Duleedka Magaalo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo iyada oo halkaasi Hogaamiye Faysal Cali Waraabe iyo Madaxda kale ee la Socda ay si Diiran ugu soo dhaweeyeen Madaxda Heer gobol ee Xisbiga UCID’ Madax dhaqameed iyo qaybo ka mida Shacabka ku dhaqan Magaaladda Ceerigaabo.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe’ ayaa Safarka uu Magaaladda Ceerigaabo ku tegay uu salka ku hayaa sidii uu halkaasi igaga qaybgelilahaa Daahfurka Diwaangelinta Kaadhka Codbixiyaha oo Deegaanadda Gobolka Sanaag hoos yimaada laga bilaabi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here