Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xalay Ka Qeyb Galay Xaflad Ururka Soymo Ugu...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xalay Ka Qeyb Galay Xaflad Ururka Soymo Ugu Dabaal Dagayay Sannad Guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskoodi .

22
0

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Xalay Ka Qeyb Galay Xaflad Ururka Soymo Ugu Dabaal Dagayay Sannad Guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskoodi .

 

Daawo : “ Laba Jeer Ayaan Dhacay, Haddana Waaniga Soo Taagan, Isma Dhiibayo, Waayo Waxaan u Imid Ujeedo, Waa In Aan Gaadhaa, Waana In Ay Somaliland Wax Noqoto, Oo Aynu Qeyb Ka Noqono Dunida ..”

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa xalay ka qeyb galay Xaflad Ururka SOYMO ugu dabaal Dagayay Sannad Guuradii Kowaad Ee Asaaska Ururkaasi .

Gudoomiyaha ayaa Xafladaasi ka jeediyay Khudbad Dheer oo dhinacyo badan taabanaysay, taas oo ay la dhaceen dhamaan Bulshadii ku sugnayd Xafladaasi .

 

 

img_0040

soyma

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here