Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Wasiirkii Hore Ee Biyaha...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Wasiirkii Hore Ee Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac .

21
0

15416185_604542053083103_821579685_n

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Wasiirkii hore ee Biyaha  Baashe Cali Jaamac .

Gudoomiyaha ayaa Wasiirka ku amaanay waxqabadkii uu hirgaliyay intii uu xilka hayay, waxaanu sheegay in bulshada Reer Somaliland ay sharaf u hayaan, isla markaana ay ka marag kacayaan dadaalkii aad galisay sidii diinwaangalin looga sameen Laha Gobolada Bari, gaar ahaan Gobolka Sool .

Ugu danbeen waxaa uu Gudoomiyuhu ku dardaaray in uu hawlihii qaran ee uu hayay halkii ka sii wado .

Ex Wasiir Baashe ayaa Gudoomiyaha uga mahadnaqay sida uu u sharfay, waxaanu ballan qaaday in uu qaranka u shaqeen doono .

 

15416185_604542053083103_821579685_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here