Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kulan Tacsi Ah La...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kulan Tacsi Ah La Qaatay Ubadkii Iyo Qaar Ka Mid Ah Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Aadan Cali (Goodir) .

23
0

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Kulan Tacsi Ah La Qaatay Ubadkii Iyo Qaar Ka Mid Ah Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Aadan Cali (Goodir) .

Waxaanu Gudoomiyuhu uga tacsiyadeeyay geeridii naxdinta lahayd ee u timid Marxuum Axmed Aadan Cali Goodir, Isagoo allena uga baryay in uu alle naxariistii janno ka waraabiyo, Dhamaan Eheladii iyo shacabka Reer Somaliland Samir iyo iimaan Ka siiyo .

 

15403149_604541753083133_1600645137_n 15415904_604542033083105_928314611_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here