Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda...

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale.

14
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale.

Wajaale (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Booqday xarunta Dawladda Hoose ee Tog-wajaale.

Waxaana halkaasi ku qaabilay, Maamulka Dawladda Hoose ee Wajaale.

Guddoomiye Faysal waxaa wehelinayay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here