Home Wararka Xafladda Dabaal-degga Sannad guurada 20-aad ee Asaaska Xisbiga UCID, oo ka qabsoontay...

Xafladda Dabaal-degga Sannad guurada 20-aad ee Asaaska Xisbiga UCID, oo ka qabsoontay maanta Saw Hotel ee Borama.

20
0

Boorama(UCID-Media Group) Xafladda Dabaal-degga Sannad guurada 20-aad ee Asaaska Xisbiga UCID, oo ka qabsoontay maanta Saw Hotel ee Borama.

Waxaana munaasibaddan, kasoo qeyb-galay, Hogaanka sare ee Xisbiga UCID, Xog-hayayaal, Xildhibaannadii kasoo baxay Xisbiga UCID, Hogaanka iyo xubnaha Garabbada Haweenka iyo dhalinyarada Ee Xisbiga, madaxda Xisbiga ee gobolada,Madax dhaqameed, waxgarad, marti-shataf iyo taageerayaasha Xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here