Home Wararka Shacabka Wajaale Oo Gudaya Abaalkii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe U Galay Markii...

Shacabka Wajaale Oo Gudaya Abaalkii Guddoomiye Faysal Cali Waraabe U Galay Markii Xadka Lagu Dhibay, Waxaanay Ballan-qaadeen In Ay u Codayn-doonaan.

16
0

Shacabka Wajaale Oo Gudayaa Abaalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe U Galay Markii Xadka Lagu Dhibay, Waxaanay Ballan-qaadeen In Ay u Codayn-doonaan.

Wajaale (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta gaadhay Magaalada Wajaale, waxaanu booqday suuqyada magaalada Tog-wajaale.

Bulshada ayaa si diiran u soo dhawaysay Guddoomiyaha. Mid kamid bulshadaas ayaa xusay doorkii Guddoomiye Faysal Ku lahaa in bulshada loo fududeeyo xadka somaliland iyo ethopia wakhtigii xukuumadii cabdi-ilay oo bulshadu dhibaato kala kulmi-jirtay Xadka wakhtigaas.

Shacabka ayaa u ballan-qaaday gudoomiyaha in ay codayn-doonaan doorashada soo socota.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here