Home Wararka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Shacabka...

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Shacabka G/Saaxil Ugu Baaqday Inay Diwaan Galinta Si Mugle Uga Qeyb Qaataan

16
0

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin Oo Shacabka G/Saaxil Ugu Baaqday Inay Diwaan Galinta Si Mugle Uga Qeyb Qaataan
2016-01-26 20.23.22

Berbera(UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yasin oo warbaahinta la hadashay maanta ayaa Shacab Weynaha Gobolka Saaxil uu baaqaday inay qaataan kaadhka diwaan galainta Codbixiyayaasha ee dhawaan laga bilaabay Gobolka Togdheer lana filayo in bilaha soo socda laga bilaabi doono Gobolada kale ee dalka,
Waxa ay Gudoomiyaha Xisbiga ucid Ee Gobolka Saaxil fariin udirtay Gudida komishanka Doorashooyinka iyada oo ugu baaqday inay kordhiyaan Goobaha Codbixiyaasha ama laga codayn doono marka la Gaadho Doorashada 2017ka iyada sheegatay inay goobaha Codbixintu ku yaryihiin Guud ahaan Gobolka Saaxil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here