Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga UCID Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa maanta Hadhimo-sharafeed Ku Maamuustay Haween-waynaha Xisbiga UCID.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga UCID Marwo Saado Jaamac Aadan ayaa maanta Hadhimo-sharafeed Ku Maamuustay Haween-waynaha Xisbiga UCID.

Waxaa kasoo qeyb-galay Hogaanka sare, qaar kamid ah xog-hayayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiin kale.

Ujeeddada Munaasibaddan ayaa ahayd, is barasho dhex maraysay Gudoomiyaha Cusub ee Garabka Haweenka Marwo Saado Jaamac Aadan Iyo Haween-waynaha Xisbiga UCID.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *