Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday xarunta kaydka...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday xarunta kaydka aasaarta qadiimiga ah ee Saryan Museum.

19
0

Hargeysa ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday xarunta kaydka aasaarta qadiimiga ah ee Saryan Museum.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday xarunta kaydka aasaarta qadiimiga ah ee Saryan Museum.

Waxaana Gudoomiyaha halkaasi ku qaabilay soona dhaweeyay, Aasaasaha Xaruntani, Siciid Shukri.

Gudoomiyaha, ayaa kusoo wareegay goobaha kala duwan ee lagu kaydiyo aasaarta.

Intaasi kadib, Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Ayaa shahaado sharaf ku maamusay, Aasaasaha Xaruntan Siciid Shukri iyo Dr Sacda Mire oo ah haweenay ka shaqaysa raadinta aasaarta qadiimiga ah.

Siciid Shukri Iyo Dr Sacda Mire, ayaa u mahad-naqay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here