Home Wararka Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta...

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kumanaan Taageerayaal Ahi Ay Ku Soo Dhaweeyeen Gobolka Gabilay . Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Gobolka Gabilay

19
0

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Kumanaan Taageerayaal Ahi Ay Ku Soo Dhaweeyeen Gobolka Gabilay.

Waxa Aan U Mahad Celinayaa Masuulitiinta, Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo Dhamaan Dadwaynah Gobalka Gabiiley Oo Si Maamuus Leh Noo Soo Dhaweeyey Iyagoon U Kala Hadhin.”Eng. Faysal Cali Waraabe”

Wacdarihii Gabiiley Ee Xisbiga UCID Iyo Maanta

Soo Dhaweyntii Maanta Ee Gobolka Gabiley & Wefdigii Xisbiga Ucid Ee Uu Hogaaminayay Musharaxa Xisbiga Cadaaladda & Daryeelka Ee Ucid. Eng. Faysal Cali Waraabe.

Waxa Maanta Si Balaadhan Oo Qiimo Badan Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley Wefdi Uu Hor Kacayay Gudomiyaha ahna Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbigaa Eng. Faysal Cali Waraabe.
Iyadoo Ay Kaga Hor Yimaadeen Taageerayasha Xisbigu Duleedka Magaalada.
Waxa Iyana Xusid Mudan Cagafta Beeraha & Dibada Beeraha Qodda Oo Iyana Ka Mid ahaaa Taageerayaashii Soo Dhaweeyay Gudomiyaha & Wefdigiisii.
Wax Kaliyo Kuma Garatide Waa La Yaabay!.

Iyadoo Markii Denbena Loo Sii Galbiyay Wefdigii Gudomiyaha Xagaa’iyo Magaalo Madaxda Gabiley.

Halkaana Ay Ka Soo Jeediyeen Gudomiyaha & Madaxdii Gobolka Gabiley Khudbado Kala Duwan.

Eesh Calaa Soo Dhaweyn. Waananu Hambalyaynaynaa Taageerayaasha Laxaadka Leh Ee Xisbiga Ee Gobolka Gabiley.

Warkeenu Waa Calanka Giriinka ah.

Allaa Mahad Leh.

Related

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here