Home Wararka Muuqaal:-Guddoomiyaha Midowga Yurub Ee Xisbiga UCID Mudane Sayid-Xamsa Cabdi Ibraahim, Intii...

Muuqaal:-Guddoomiyaha Midowga Yurub Ee Xisbiga UCID Mudane Sayid-Xamsa Cabdi Ibraahim, Intii Somaliland Jirtay Waxaa Ina Hor Boodayey Dad Tirsan,Kuwaasoo Maantana Isku Kala Qeybiyey Wadani Iyo Kulmiye!!!!

16
0


Intii Somaliland Jirtay Waxaa Ina Hor Boodayey Dad Tirsan,Kuwaasoo Maantana Isku Kala Qeybiyey Wadani Iyo Kulmiye…

Guddoomiyaha Midowga Yurub Ee Xisbiga UCID Mudane Sayid-Xamsa Cabdi Ibraahim Oo Inoo Soo Gudbiya warbixin Somaliland ka hadllaysa. Dalku xaalad adag ayuuu ku jiraa? Hadduu ku jiro yaa geliyay? Ma kuwii geliyay oo hadana leh waanu ka saaraynaa? Intay immika inaga saarayaan maxay marka horeba inoo geliyeen ? Muwaadin caqligaaga yaan lagu lacaabin!!!

https://youtu.be/TZt2mbWFmLY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here