Home Wararka GUDOOMIYHAA IYO MUSHARRAX XISBIGA UCID AYAA MAANTA LAKULMAY QAYBO BADAN OO KAMID...

GUDOOMIYHAA IYO MUSHARRAX XISBIGA UCID AYAA MAANTA LAKULMAY QAYBO BADAN OO KAMID AH DADWAYNAHA REER HARGEYSA

13
0

GUDOOMIYAHA IYO MUSHARRAXA XISBIGA UCID Ayaa Maanta Socdaal Lugg Ah Kudhex Maray Maqaaxiyo Iyo BarKullano Dad Badan Aan Kula Kulmay Magaalada Hargeysa. Ucodeeya Isbadal Dhab Ah Oo Badali Kara Nolosha Qofkastaba oo Somalilander. Isbadal dad Gaar ah ama Koox Gaar Ah Wataan Maaha Isbadal, Waa Kursi Ka Riixasho uun. Anigoo Eng. Faysal Cali Waraabe Waxaan Ka Codsanayaa Dhamaanba Dadweynaha Reer Somailand Inay Ucodeeyaan Isbadalka Dhabta ah Aan Horseedka U Ahay Anigu. Maanta 2 Nin Ee ILatartamayaa Waad Taqaanan Midina Makeenikaro Isbadal. Isbadal Aan Wadaa Walaalayaal, Waaka Aan Hadh Iyo Habeenba Kahadlayo, Waa Mid Maanta Taagan Xilligii Somaliland Labadbaadin Lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here