Home Video Guddoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo qoddobo badan...

Guddoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo qoddobo badan oo xaasaasi ahkaga hadlay”

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal cali waraabe oo qabtay Shirjaraa`id oo qoddobo badan oo xaasaasi ahkaga hadlay”

“..Iima sina nin maamulka xumeeyey oo aan lee yahay waar hagaaji iyo nin doonaya in uu af-gambiyo, iima sina…..”

“Xaaladii deg dega aheyd ee gobalka Sanaag waxay ahayd Nasiib Daro Iyo go’aan lagu deg degay fool xumo-na Somaliland ku aha”

“Waligeedbaa Xisbiyadu somaliland isku qaban jireen doorasho ,waxaase hada jira gacmo shisheeye ,waa lagusoo duulay somaliland ”

“Nabadaan haysano qaarbaa ku daaca qudhmaya Madaxnimada somaliland waa loo dhintay ilaga dhigo ruwaayad maaha Muuse kudumi qaranimadaa ka weyn “

“Magacan garxajis ee dabaajiirtu ku hadaaqatsana waxaan leenahay magaca noo dhiga hana ceebeyninee “

” Baarlamaankeenna maanta waxa gacanta ku haya nin aan la soo dooran oo is xanbaar ku yimi. Sidee ayuu nin la soo doortay ku xukumikaraa”

Daawo Maqal Iyo Muuqaal Dhamays Tiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here