Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen , Oo La Hadlay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen , Oo La Hadlay HCTV Ayaa Madaxweynaha Taagta Daran Ee Soomaaliya Ku Eedeeyay In Arrimihii Cibaaddada Uu Siyaasadeeyay. Iyo Sida Uu Cunaqabataynta Ugu Wado Diyaaradaha Daalo Iyo Jubba.

18
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Xuseen , Oo La Hadlay HCTV Ayaa Madaxweynaha Taagta Daran Ee Soomaaliya Ku Eedeeyay In Arrimihii Cibaaddada Uu Siyaasadeeyay. Iyo Sida Uu Cunaqabataynta Ugu Wado Diyaaradaha Daalo Iyo Jubba.

Sidoo Kale Xaaladda Siyaasadda Somaliland Ee xilligan Ayuu Ka Dayriyay Isag Oo Ku Tilmaamay Somaliland in ay istaagtay, Oo Aanay Dhanna U Socon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here