Home Wararka Hogaanka Ciidanka Booliska Wuxuu U Baahanyey In Dib U Habayn Lagu Sameeyo

Hogaanka Ciidanka Booliska Wuxuu U Baahanyey In Dib U Habayn Lagu Sameeyo

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Kayse cabdilahi Ayaa Sheegay Hogaanka Ciidanka Booliska Wuxuu U Baahanyey In Dib U Habayn Lagu Sameeyo Mar Uu Maanta Warbaahinta Kula Hadalayey Magaalada Hargeysa.

Waxaa Bishii u Danbaysay Dalka Ka Dhacay Xadhig, Jidh-dil ,Cabudhin, Iyo Cago Juglayn Joogto Ah Oo Ay Caadaysteen Ciidanka Boolisku.

Sharcigii Waddanka U Yaalayna Gacmahooda Ayay Ku Qaateen……….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here