Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Berbera

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Berbera ( UCID-Media Group) Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maamulka Dawladda Hoose Ee Berberka Kala hadlay, Cabashada Bulshada Berbera ee la Xidhiidha Laydhka iyo cabashada Mujaahidiinta Sooyaal.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose Ee Berbera.

Waxaana halkaasi ku qaabilay oo soo dhaweeyay, Maayirka Berbera Cabdishakuur Ciddin, Ku xigeenkiiaa Nuur-cade iyo qaar kamid ah xubnaha golaha Deegaanka Berbera.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *