Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo booqday xarunta dawladda hoose...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo booqday xarunta dawladda hoose ee Burco

23
0

Burco(Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Burco.

Waxaana Guddoomiyaha halkaasi ku qaabilay oo soo dhaweeyay, Maayirka Burco Cabdirisaaa Hiiro oo uu weheliyo Maayir ku xigeenka iyo xubno kamid ah Golaha Deegaanka Degmada Burco.

Maayirka Iyo ku Xigeenkiisa ayaa kasoo Xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here