Home Wararka Hadii aanay Laascaanood nabad noqon Somaliland nabad noqon mayso Guddoomiyaha Xisbiga Ucid...

Hadii aanay Laascaanood nabad noqon Somaliland nabad noqon mayso Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

14
0

Hargeysa (UCID-Media Group)

“Hadii aanay Laascaanood nabad noqon Somaliland nabad noqon mayso ee waa in laga shaqeeyaa arintaa,

Dhawaan xataa Xudun waxaa lagu dilay taliyihii Booliska markaa khatar baa soo socota”

Guddoomiyiha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here