Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ycid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Suuqa Gobonimo Ee...

Guddoomiyaha Xisbiga Ycid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Hargaysa

20
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta booqday suuqa Gobonimo ee magaalada Hargaysa.

Guddoomiyaha ayaa bulshada ku ganacsada suuqaas la qeyb-saday dareenkooda, isla markaana dhagaystay cabashadooda, waxaanu u ballan-qaaday in uu fariintooda gaadhsiin-doono maamulka Dawladda Hoose ee Hargaysa.

Waxaa guddoomiyaha booqashadan ku wehelinayay Xoghayaha xidhiidhka golayaasha ee xisbiga UCID Yaasiin Cabdilahi Xaashi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here