Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Qoyska Qaraabada iyo Ehelka Ciidanka...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Tacsi U Diray Qoyska Qaraabada iyo Ehelka Ciidanka Booliska Iyo Dhamaan Ciidamada Qaranka Somaliland Dilkii Taliyihii Ciidadanka Booliska Berbera

17
0

bismillah

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

cropped-ucidbutton_01.jpg

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

                  

 

لااله الاالله

انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي

(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “

Ref/UCID/41/2016                                                                                                                             Date: 01/03/2016

UJEEDDO/                Tacsi Tiiraanyo leh

 

Hargaysa (UCID-medai Group ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka UCID waxa uu  dhammbaal tacsi ah u dirayaa dhamaan ciidanka booliska iyo ciidamaka qaranka , qoyskii asxaabtii eheladii qaraabadii iyo guud ahaanba qaranka somaliland, isaga oo ka tacsiyadeynaaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi alleh ha u naxariistee taliyihii qaybta booliska gobolka saaxil Marxuum C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr oo goordhaweyd dablay hubsayn oo jidgooyo u gashay ku toogteen halkaasna ku dileen.

Dilkan ayaa ka dhacay duleedka magaalada Berbera.

Guddoomiye Faysal Cali Xuseen  ayaa ilaahay ugu beryey intii falkaasi ku dhaawacantey inuu caafimaad sareecaana siiyo,
Xukumadana Waxaan ugu Baaqayaa In Si deg.deg ah ay ku Soo qabtaan Gacan ku Dhiiglayaashii Dilkaa Foosha Xun gaystay caddaaladana la horkeeno

Geesta waxa uu shacabka ugu baaqay in ay ka dheeraadan wax kasta oo arinta weji qabiil u yeelaya Xukuumadana looga dambeeyo.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe  waxaa kale oo uu illaahay uga baryeyaa Marxuum C/risaaq Yusuf Maxamuud Casayr inuu godka u nuuriyo, janatul fardawsana uu ka waraabiyo, ehel, qaraabo iyo guud ahaan shacbiga somaliland-na uu samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin amiin.

Innaa-lillaahi wa innaa-illeyhi raajicuun.

اللهم اغفر له وارحمه وأدخله جنات النعيم
اللهــــم .. يا حنَّان ، يا منَّان ، يا واسع الغفران ، اغفر له و ارحمه ، و عافه و اعف عنه ، و أكرم نزله ، و وسع مدخله ، و اغسله بالماء و الثلج و البرد ، و نقِّه من الذنوب و الخطايا كما ينقَّى الثوب الأبيض من الدنس

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here