Home Wararka DAAWO Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada...

DAAWO Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada Berbera Iyo Dablayda La Soo Qabtay Kuna Tilmaamay In Qaranka Lagu Soo Duulay Ee Aan Reer Gaara Loo Jeedin.

18
0

DAAWOGuddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Xaalada Berbera Iyo Dablayda La Soo Qabtay Kuna Tilmaamay In Qaranka Lagu Soo Duulay ee aan Reer Gaara Loo Jeedin.

Screenshot_2016-03-03-22-33-20-1-1Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo oo galabta gaadhay magaalada Berbera ee gobolka Saaxiil Ayaa dowlada ku amaanay dawlada iyo ciidanka booliska  sida dhakhsaha ah ee ay uga howlgaleen soo qabashada dablaydii dilka toogashada ah ku fulisay Taliyihii ciidanka booliska ee gobolka saaxiil. Marxuum Gaashanle C/risaaq Yuusuf Maxamuud Casayr oo dab hubaysani ku dishay deegaano hoos yimaada gobolka Saaxil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here