Home Wararka Shirkii Toddobaadlaha Ahaa Ee Masuuliyiita Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Iyo Qoddobo...

Shirkii Toddobaadlaha Ahaa Ee Masuuliyiita Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Iyo Qoddobo Ka Soo Baxay:

20
0

Burco (UCID-Media Group)Shirkii Toddobaadlaha Ahaa Ee Masuuliyiita Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Iyo Qoddobo Ka Soo Baxay:

1 Maamulka Xisbiga Ucid 1 Ee Gobolka Togdheer u sii Laba laabi lahaa Wacyi-galinta Xanuunka Masiibada Ah Ee Aduunyada Ku Soo Kordhay

2 Waxay Dawlada Hoose ugu Baaqayaan In ay Buufiso Sariibadaha iyo Meelaha ay ugu talo gashay Qashinka in ay ka qaado maadaama Roobkiina Bilaabmay

3 Sidoo Kale Waxaanu ugu Baaqaynaa in Gudida Corona Virus ka Ee Gobolku Laba Laabto Shaqada Wacyi galinta ( Maadaama Dawada iLaa Hada loo Hayo Xanuunkaani yahay Ka Hor Tag )

4 Ugu Danbayn Maamullka Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Waxay Bulshada Gobolka Togdheer Cod Dheer Ugu Baaqayaan In Ay Qaataan Talooyinka Iyo Tusaalaynta Guddida Ka Hortaga Corona virus Ay Soo Saarto mar walba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here