Home Wararka Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Masuuliyiin Cusub U Magacaabay...

Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Masuuliyiin Cusub U Magacaabay Gobolka Gabiiley

16
0

Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Masuuliyiin Cusub U Magacaabay Gobolka Gabiiley

Hargeisa (UCID Media Group): Xisbiga UCID Isaga Oo Ka Duulaya u diyaar garawga Dhamaystirka Qaab-Dhismeedka Guud Ee Xisbiga,Isla Markaana Bilaabay Dib U Habaynta Iyo Dardar Gelinta Xisbiga, Waxa Uu Shalay Oo Ay Taariikhdu Ahayd 03 July 2017 Magacaabay Masuulitiinta Gobolka Gabiiley (Gabiiley ) Warsaxaafadeedkan Oo Ka Soo Baxay Xarunta Dhexe Ee Xisbiga UCID ee Magaalada Hargeysa Oo Uu Ku Saxeexan yahay Guddoomiyaha Ahna Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Eng Faysal Cali Waraabe Oo Nuqul ka Mid Ahi Soo Gaadhay UCID-Media Group Waxa Uu U Dhiganaa Sidatan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here