Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeedinayay Xaflad...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeedinayay Xaflad Maanta ka Dhacday Borama, Ayaa Tacsi U Diray Ehelladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay, Alle Ha U Naxariiste Ugaaskii Guud Ee Beel-weynta Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Muqdisho.

18
0

Boorama(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad Ka Jeedinayay Xaflad Maanta ka Dhacday Borama, Ayaa Tacsi U Diray Ehelladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay, Alle Ha U Naxariiste Ugaaskii Guud Ee Beel-weynta Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Muqdisho.

Guddoomiyaha ayaa Marxuumka Ku tilmaamay Qof-fiican oo u wanaagsana Reer Somaliland, Waxaanu Alle Uga baryay in Rabbi Jannada Ka Waraabiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here