Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa fiidkii soo gaadhay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa fiidkii soo gaadhay magaalada Borama Ee Xarunta Gobolka Awdal.

17
0

Boorama (UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa caawa fiidkii soo gaadhay magaalada Borama Ee Xarunta Gobolka Awdal.

Gudoomiyaha ayaa waxaa safarkan ku wehelinayaa, Gudomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Siciid Axmed Cumar(Siciid-ucid),Xogahayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Ramaax, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C.qani Salaf, Xoghayaha Xidhiidhka Laamaha Dibadda Iyo Xarunta Dhexe Mustafe C.risaaq, iyo masuuliyiin kale.

Gudoomiyaha ayaa waxaa qaabilay Xubno kamid ah Maamulka Gobolka Ee Xisbiga Iyo Murashaxiin.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu maalinta barri ah ka qeyb-gali-doonaa munaasibad lagu shaacinayo Qaar kamid ah Murashaxiinta Xisbiga ee Gobolka Awdal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here