Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-galay Dib U...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-galay Dib U Furista Diinwaangalinta Sanaag + Kormeer-na Sameeyay.”

18
0

Ceerigaabo ( UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qeyb-galay Dib U Furista Diinwaangalinta Sanaag + Kormeer-na Sameeyay.”

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo ay Wehelinayeen, Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mudane Saed Omar (#Siciid_ucid) Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Abdinasir Yussuf Osman iyo Masuuliyiin isugu jirtay Heer-qaran iyo Heer-gobol, ayaa maanta ka qeyb-galay Dib u furista Diinwaangalinta oo maanta si rasmi ah uga furantay Gobolka Sanaag.

Sidoo kale Guddoomiyaha iyo waftigiisu waxay kormeereen Goobaha Diinwaangalinta Cod-bixiyayaasha ee Ceerigaabo.

“Intii Ay Diinwaangalintu Socotay Cabashada Qudha ee Jirta Waa Wacyi-galinta..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here