Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo ay Wehelinayeen Masuuliyiin isugu...

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo ay Wehelinayeen Masuuliyiin isugu jirtay Heer-qaran iyo Heer-gobol, ayaa maanta ka qeyb-galay Dib u furista Diinwaangalinta oo maanta si rasmi ah uga furantay Gobolka Sanaag.

16
0

Ceerigaabo ( UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Oo ay Wehelinayeen, Guddoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mudane Saed Omar (#Siciid_ucid) Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Abdinasir Yussuf Osman #Qodax, Xoghayaha Xidhiidhka Xarunta dhexe iyo Laamaha Dibadda Ee Xisbiga Ucid Mustapha Abdirizak Hussein iyo Masuuliyiin isugu jirtay Heer-qaran iyo Heer-gobol, ayaa maanta ka qeyb-galay Dib u furista Diinwaangalinta oo maanta si rasmi ah uga furantay Gobolka Sanaag.

Sidoo kale Gudoomiyaha iyo waftigiisu waxay kormeereen Goobaha Diinwaangalinta Cod-bixiyayaasha ee Ceerigaabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here