Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Booqday Xarunta Dawladda Hoose ee Boorama.

Boorama(UCID-Media Group)Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan qaar kamid ah masuuliyiinta Xisbiga, ayaa maanta booqday xarunta Dawladda Hoose ee Borama.

Waxaana halkaasi ku qaabilay Maayirka Borama Maxamed Axmed Warsame, ku xigeenkiisa iyo qaar kamid ah xubnaha golaha Deegaanka Degmada Borama.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *