Home Wararka Haween Weynaha Degmooyinka Maxamed Mooge,Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley Oo Taageero Aan Kala...

Haween Weynaha Degmooyinka Maxamed Mooge,Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley Oo Taageero Aan Kala Hadh Lahayn U Muujiyey Xisbiga Ucid.

16
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Haween weynaha degmooyinka Maxamed Mooge,Maxamuud Haybe Iyo Sallaxley Oo Taageero Aan Kala Hadh Lahayn U Muujiyey Xisbiga Ucid.

Kulankan oo xalay lagu qabtay magaaladaHargeysa, ayaa waxaa ka qaybgalay guddoomiyaha garabka haweenka Xisbiga Ucid Marwo Saado jaamac Aadan saado dheer , xoghayaaal iyo musuuliyiinta ugu sareysa garabka haweenka, Xildhibaan Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine ,xoghayaha Warfaafinta Yusuf Kayse Guuxaa, iyo Xubno kale oo Siyaasiyiinta iyo haldoorka xisbiga ah,

Waxana si qoto dheer la iskaga xog-waraystay arrimo door ah oo la xidhiidha sidii kor loogu qaadi lahaa dardar gelinta hawlaha Xisbiga, isla markaana loo kobcin lahaa taageerada iyo awoodda xisbiga UCID ee Gobolka Maroodijeex iyo Dhamaan Gobollada Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here