Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Sare...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga, ayaa waxay shalay hoygiisa ku Booqdeen Oday Muuse-dalab Gudomiyaha Guddida Dan Iyo Duco.

24
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga, ayaa waxay shalay hoygiisa ku Booqdeen Oday Muuse-dalab Gudomiyaha Guddida Dan Iyo Duco.

Dhinaca kale, Waxaa Maaanta Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo Hogaanka Sare ee Xisbiga UCID, magaalada Hargaysa Hadhimo-sharafeed ugu sameeyay Gudoomiyaha Guddida Hoodaale, Ganacsade Maxamuud Qaalib.

Ujeeddada Qado-sharaftan ayaa ahayd, Mahad-naq Gudoomiyaha Hoodaale uu Xisbiga UCID uga mahad-naqayay, Murashaxiinta Gobolka Saaxil ee Xisbigu Sharraxay iyo kuwa Gobolka Maroodijeex.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here