Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan, Gudoomiye Ku...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan, Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Siciid Cumar(Siciid-ucid), Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Ramaax, Gudoomiyaha Gobolka Ee Xisbiga Cabdi Cilmi, Murashaxiinta ka Sharraxan Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta soo kormeeray Goobaha diinwaangalinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Sheekh.

19
0

Hargeysa (UCID-Media Group) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay weheliyaan, Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Siciid Cumar(Siciid-ucid), Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Ramaax, Gudoomiyaha Gobolka Ee Xisbiga Cabdi Cilmi, Murashaxiinta ka Sharraxan Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta soo kormeeray Goobaha diinwaangalinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Sheekh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here