Home Wararka Guddoomiyaha Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiin Ka Mida...

Guddoomiyaha Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiin Ka Mida Ah Hoogaanka Xisbiga Ucid, oo Soo Kordhin Goobaha Diinwaangalinta Cod-bixiyayaasha Gobolka Saaxil

13
0

Guddoomiyaha Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiin Ka Mida Ah Hoogaanka Xisbiga Ucid, oo Soo Kordhin Goobaha Diinwaangalinta Cod-bixiyayaasha Gobolka Saaxil

Hargeysa (UCID-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , oo ay weheliyaan, Guddoomiye Ku Xigeenka Sadexaad Saed Omar (Siciid-ucid), Xoghayaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax , Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Ee Xisbiga Ucid #Cabdi_Cilmi, Murashaxiinta ka Sharraxan Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta soo kormeeray Goobaha diinwaangalinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Sheekh.

Kormeerkii Guddoomiyaha Iyo Kalmadihii halkaas ka yidhi:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here