Home Wararka Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay magaalada Burco kaga qeyb-galay Xafladda shaacinta musharaxiinta golaha wakiilada iyo deegaanka ee gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID.

15
0

Burco(Ucid-Media Group) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xalay magaalada Burco kaga qeyb-galay Xafladda shaacinta musharaxiinta golaha wakiilada iyo deegaanka ee gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID.

Murashax Jamaal Jaamac Ismaaciil Oo u taagan doorashada golaha wakiilada iyo Murashax C/Salaan Maxamed Buraale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here