“Maantana Labadii Murashax Ee UCID Waa Lasoo Daayay, Waan Ku Amaanayna Madaxweynaha, Laakiin Waxa Jira Murashax Kale Oo Ka Sharraxan Xisbiga Oo Isna Madaxweynaha Isku Hayb Yihiin, Oo Loo Diiday Warqadii Dambi La’aanta, Iyadana Waxaan Leenahay Madaxweyne Soo Siiya Warqadda Oo Guusha Is Wada Raacso..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Filed under: Wararka,Xulashada Wararka Xisbiga UCID |
Facebooktwitterredditpinterestlinkedinmail

Burco(UCID-Media Group)

“Maantana Labadii Murashax Ee UCID Waa Lasoo Daayay, Waan Ku Amaanayna Madaxweynaha, Laakiin Waxa Jira Murashax Kale Oo Ka Sharraxan Xisbiga Oo Isna Madaxweynaha Isku Hayb Yihiin, Oo Loo Diiday Warqadii Dambi La’aanta, Iyadana Waxaan Leenahay Madaxweyne Soo Siiya Warqadda Oo Guusha Is Wada Raacso..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Hadalkan Gudoomiyuhu wuxuu ka sheegay Xaflad caawa ka dhacday Burco oo lagu Shaacinayay labo kamid ah Murashaxiinta Xisbiga UCID.

Share this:

Share With

rssyoutube

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *